Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Mudalib on March 02, 2016, 05:32:50 PM

Title: Su'aal: Garka oo lagu jaro laser?
Post by: Cabdi Mudalib on March 02, 2016, 05:32:50 PM
asc doc. wxn qabaa su aal. wxn ahay dadka wajiga saliida kuleh mar wlba wuu dhalalaa wajigaygu   fururuc aya iga so baxay dhabanada ilaa garka.  dakhtar ayan utag kadib waxan ku iri garka waxad iiga xiidhaa laysar si uusan garku dib dame iigu so bixin. mrka arintaas cafimad daro ma iiga iman kadhaa mahadsanid plzz jawaab
Title: Re: Su'aal: Garka oo lagu jaro laser?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 12:43:22 PM
Ka akhriso qoraalkaan mashiinada lagu rifo tinta sida Laser-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5328.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5328.0.html)