Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alaalah2 on March 24, 2016, 10:58:35 PM

Title: Su'aal: waxaan xanuun ka qabaa babaasiirka?
Post by: Alaalah2 on March 24, 2016, 10:58:35 PM
Asc  Dr magaceygu waa cabdiraxman waxaan jogaa magalada muqdiaho waxaan ahay wiil dhalin yaro  ah waxaan xanuun ka qabaa  babaasiirka walhi markii hore xanun ma aan qabin lkn waxaan dareemi jiray wadna garaaq badan iyo lafaxanun marka babasir ayaa  iskaga shakiye dhakhtar baan u yagay waxow igu dhahay waa oo ku hayaawaxaana tahay qaliin dawana malihid adiga cml markaas baan ju iri diyaar ban u ahaye qalinka igu samey qalinkii balagu sameyay 4bilod  kadib ayaan waxaan dareemay xanun ah in futada meshi laqalay ay idikameyso mararka qaarna aad u maleyso in ay i mudayaan wax cirbad cml ah taasina horay ma aan u qabi jirin  dhakhtarkii baa  ku labtay siduu xalka yahay baan u shagay oo waxaan ku idhi arintaa baa i heysato haye oo dhahay waa u firiyay waxoo dhahay mel yar oo gadudan baa jirto leesar baan kaga gubayaa ee diyar ma u tahay anigane waan ka baqay amoo kadaran naqataa baan is dhahay marka Dr maxaa illa gudbon oo aan samey karaa adiga oo mahadsan  thank you
Title: Re: Su'aal: waxaan xanuun ka qabaa babaasiirka?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:54:02 PM
Talada dhakhtarka qaado maadaama isaga xaaladaada markii hore la socday, laser-kuna wuu ka dhib yar yahay qalliinka caadiga ah.
Title: Re: Su'aal: waxaan xanuun ka qabaa babaasiirka?
Post by: Alaalah2 on April 04, 2016, 06:34:25 PM
Mahadsanid Dr