Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Haykal on January 21, 2016, 09:27:38 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?
Post by: Haykal on January 21, 2016, 09:27:38 PM
Asc all muslims waxan ubaahnaa in  wax la iiga sheego waxyaabaha keena weji saliida iyo wax yaabaha lagu daaweeyo
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?
Post by: SomaliDoc on February 16, 2016, 10:07:14 PM
(http://somalidoc.com/Topics/saliid.png)

Waa maxay waji saliidka?
Wajiga saliida leh dad badan ayaa ka sheegto, khaasatan markii qofka wajiga ku yeesho findoob ama haaro.

Eebe wuxuu oogada biniaadanka ku abuuray qanjirro howshoodu ay tahay inay soo daayaan saliid si ay u subkaan maqaarka kore, loogana hortago kor qallaylka.
Qanjirradaas oo loo yaqaano "Sebaceous glands", saliida ay soo saaraane waxaa loo yaqaanaa "Sebum", hadii qanjirradaasi si saa'id ah u shaqeeyaan qofka wuxuu yeesha maqaar saliiddu ku badan tahay khaas ahaan wajiga.

Maxaa keeno Waji Saliidka?

Maxay dhibaato ah ayuu keenaa waji saliidka?
Dhibaatada ugu badan waa in wajiga uu yeesho nabro ama haaro kuwaas oo si dhakhso ah u faafi karo, akhriso qoraal aan kaga hadalnay findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html)

Sidee looga hortagaa waji saliidka? ama lagu yareeyaa?

Haddii aad tahay waji ku saliidle, wixii talo ah oo aad wax iskaga garatay waa la wadaagi kartaa akhristayaasheena.

Haaraha Wajiga: Sidee loo baab'iyaa?, AKhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalah: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)