Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bidaar59 on September 15, 2020, 06:42:01 PM

Title: Su'aal: Xubnaha jidhkeyga midig iyo bidix isku mid maahan?
Post by: Bidaar59 on September 15, 2020, 06:42:01 PM
Assalaamu caleykum, dhamaan dhaqaatiirta sharafta badan iyo dhamaan dad weynaha ku xidhan page-kan.

Waxaan Dhaqtarku weydiin lahaa Su'aal,
Intaanan u gudbin su'aasheyda fadlan
waxaan ka codsanaya in su'aasheyda eynan u qaadan wax an jirin. sababto ah waxa dhicikarta in nafteyda uun an uga shakiyey,

Hadaba su'aasha:
Xubnaha jirkeyga oo dhan mrka aan muraayada hor istaago anigoo feero qaawan midig iyo bidix ma ahan kuwa siman.

tusaale: labadeyda indhood waxaan dareemaya iney farqi u dhexeeyan. yacni mid ayaa gaaban barar ku jira midna xogha wey iska weynthy farqi aad u yar weye. sidookle garbaheyga mid ayaa weyn midna wuu yaryhy. wax xanun ah ma jiro balse dhamaan jirkeyga mrka aan fiiriyo waxa ii muuqda iney kala duwanyiin dhinaca bidix iyo dhinaca midig. Xita labada xiniinyood. mrka waxani ma dabiici baa. mise waa wax an jirin. mise waa wax hore loo arkay. mise waa shaki nafteyda ka qaaday. Sidookle waxaa xusid mudan in garbaheyga iyo qoorteyda ey shanqadhaan mararka qaar i xanuunan. balse taasi wey ii cadahay iney u baahanthy dhaqtar toos ah balse arintan wax iga dhaha
Mahadsanidiin