Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaashaan_2 on October 21, 2016, 01:23:27 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunaya dhuunta dhinaca midig?
Post by: Gaashaan_2 on October 21, 2016, 01:23:27 PM
Asc dr waad mahadsantihii dhamaatiin waxaaan ka kid ahay macaamiishiina suaalo badana waaan idin waydiiyey waadna ku mahadsanyihiiin.

Hada suaashaydu waaa:

? waxaa i xanuunaya dhuunta dhinaca midig meesha ay dhuunta iyo iska galaaan qoortu xanuun saaid ah maaha waaa wax mar mar aan dareemayo mar mar waxaaan dareemayaaa xanta xanto oo kale mar waxaan dareemayaa sidii in candhuuf yari ku leexatay oo kale aadban u qufacayaaa mar waxaan dareemayaa in cuhu ixidhmayo markaa dr waxaaas fiix ma noqon karaaa?? Mida kale dr waxaa la iga hayaaa garabka midig salkiisa waliba 3 mar ayaan raajo isa saaray waxna waa layga wayey xanuunkuna marba marka ka sii danbaysa wuu kasii darayaaa markaa labadaaa xanuun xidhiidh mayeelankaraaaan??
Mida kale labada indhood marka waxaa igaga taagan ilmo waxaadna mooda inay banaan ka usoo baxayaaa hadaan yara qoslo ilmo ayaa iga soo  boodaysa markiiba markaa xanuunadan waxaaa laygu yidhi xidhiidh ayaaa ka dhexeeya bal dr fikradaad ka haysayo iyo aqoontaadaba iga qanci xanuunadan? adoo mahadsan.

ASXAABTANA WAAD LA WADAAGI KARTAA WALIBA DHANKA WEBKA WAAYO WAXAAAN AHAY QOF KU TAXAN HALKAASA AYAAAN KU SUGAYAA JAWAAABTA.....

MAHADSANIDIIIN
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunaya dhuunta dhinaca midig?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:08:36 PM
Inkastoo qaabka aad wax u tilmaantay lagu wareeri karo, maxaayeelay waxaad tiri: "Meesha dhuunta iyo qoorta iska galaan", markii caafimaad ahaan loo hadlo, meelo badan ayay dhuuntai yo qoorta iska galaan, midd kale waxaad tiri: "garabka midig salkiisa" taas weli safiican uma caddo.

Waxyaabahaan waxaa lagu fahmi karaa wiisiteyn, kadib ayaa la sheegi karaa waxa ay yihiin iyo in xiriir ka dhaxeeyo.
Fadlan soo faahfaahi ama sawir soo raaci adigoo ku soo dira boggeena "Facebook-ga".