Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dalab on July 25, 2010, 09:21:57 PM
-
dhamaan wa laydin salaamay bahda webka walaal waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo kunool magaa lada buuhoodle walaal waxaan ka caba nayaaxanuun
xanuun iha yaay mudo 3 sanaa
xanuun kaas waxan isku arkay markii uagu horaysay maalin anoo xaadhaya baraag gacan keed iyada oo uu roob da aayo
idoo kale waxaan leeyahay kaas tari
hadaba wxaaa lay qabtaa sidan soo socota
waxaa layga soobilaabayaa halkaas laabtaa kadib na waxa uu xanuunku n kufidayaa dhamaan saabka oodhan ayada oo marba meel la iga qabanayo
marka uu xanuun kaasi iga fuqana waxaad moodaa in aan waligay la iga qaban
marmarka qaarkood waxaan moodaa in naqasku igu dhagayo
marka waxaan kacodsanaya bahda web in ay isku hawlaan sidii ay uheli lahaayeen xanuun kaas
wixii su,aala ee layga baahdo waxaa laygala soo xiidhadhayaa dalab_2007@hotmail.com
-
Walaal saab ama feero xanuunka waxaa keeno cudurro kala duwan ee halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)
Wixii caafimaadkaaga khuseeyo kala hadal takhtarkaaga si laguu daaweeyo.