Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kingboy10 on December 19, 2015, 01:08:33 AM

Title: Su'aal: biyahayga qaar ayaa kasoo noqda xaaska?
Post by: Kingboy10 on December 19, 2015, 01:08:33 AM
asc
waxan ahay aroos cusub marka aan xaskyga u galmodo bayahyga qaar aya kaso noqda ayada marka ma wax wal wal ah ayay igu hysa
Title: Re: Su'aal: biyahayga qaar ayaa kasoo noqda xaaska?
Post by: SomaliDoc on December 23, 2015, 11:23:19 AM
Su'aashaada horay ayaan uga jawaabnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5768.msg15552.html#msg15552 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5768.msg15552.html#msg15552)