Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Msaxane on July 26, 2017, 03:46:44 PM

Title: Su'aal: What is the Carcinogens?
Post by: Msaxane on July 26, 2017, 03:46:44 PM
Bahda Somali doc waxan waydiinayaa inay faahfaahin iga siiyaan waxay tahay (Carcinogens)
Waad mahadsan tihiin dhaqtarka bahda Somali doc.
Title: Re: Su'aal: What is the Carcinogens?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2018, 09:47:05 AM
Carcinogens waa eray "Latin" ah, waxaa laga wadaa "Waxyaabaha sababo kansarka", tusaale ahaan: kiimikadu waxay ka mid tahay "carcinogens"-ka.