Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Azra Ali on November 26, 2017, 10:07:36 PM

Title: Su'aal: Cunugii kowaad waxaan ku dhalay Vacuum?
Post by: Azra Ali on November 26, 2017, 10:07:36 PM
Asc doc Marka hore wanku salamaya marka xiigta hooyo hoorleeh baan ahay cunugi kowaad ban daale waxana kudale vacuum delivery walaigu sojiide aad baan umurugaysan yahay ee ma wax dhiib aah bay ugaynesa cunugtayda gormu madaxa caadigisa kunoqonayoo madaxa wa bujuq jwb Doc aad ba umahadsantahay maskaxda wax may udhiibi
Title: Re: Su'aal: Cunugii kowaad waxaan ku dhalay Vacuum?
Post by: SomaliDoc on December 01, 2018, 09:19:32 PM
Caruurta lagu soo jiido qalabka "Vacuum", badanaa madaxooda wuu dhuubtaa, laakiin waa wax kumeel gaar ah, maskaxdane saameyn kuma lahan ee taasi ha ka welwelin.