Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimcaa on February 27, 2020, 06:26:04 PM

Title: Su'aal: Daawooyinkaan soomaaliya ma yaallaan?
Post by: Nimcaa on February 27, 2020, 06:26:04 PM
walaal waani salaamay bahda somali doc
walaal dawooyinka wadanka somalia ma yaalan .androcur,cyproteron ama depo provera ,daawada Benperidol anquil ,xaalada udoonayo halka kama faahfaahin karo
Title: Re: Su'aal: Daawooyinkaan soomaaliya ma yaallaan?
Post by: Nimcaa on April 05, 2020, 06:29:18 PM
su,aashayda miyaa la hilmaamay hadaad pharmicst tahay iga jawaab iyo dhakhatirta 8)
Title: Re: Su'aal: Daawooyinkaan soomaaliya ma yaallaan?
Post by: Nimcaa on June 02, 2020, 09:40:38 PM
su,aashayda miyaa la hilmaamay hadaad pharmicst tahay iga jawaab iyo dhakhatirta 8)