Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ankara on November 25, 2009, 04:41:38 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena wadna xanuunka?
Post by: Ankara on November 25, 2009, 04:41:38 PM
s/c dr maxaa keena wadna xanuunka sometimes kuyimaada qofka normally?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena wadna xanuunka?
Post by: SomaliDoc on December 02, 2009, 08:52:07 PM
Bog xanuun miyaa ka wadaa?
Badanaa soomaalida wadna xanuunka waxay ula jeedaan bog xanuun?