Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on August 29, 2015, 11:29:46 AM

Title: Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?
Post by: Saleeban Axmed on August 29, 2015, 11:29:46 AM
wad  mahdsan tihiiin dhaqaatiirta wll waxaan doonaaya in layga jawaabo aniga labadadyda naas way kala wayn yihiin ka bidixbaana wayn labadayda xiniinyoooodna way kala wayn yihiiin ta x=iniinyaha wan lahaa ilaa bari hore lkn ta naasaha man lahayn  intan qaan gaahdhy ayunban yeeshay mxaa sabby sidaase lagu dawyn karaaaa a
Title: Re: Su'aal: labada naas iyo labada xaniin oo kala wayn?
Post by: SomaliDoc on August 30, 2015, 07:08:45 PM
Marka hore, labada xaniinyood way kala dheeraan karaan si dabiici ah, halkaan ka akhriso jawaab faahfaahsan oo aan horay uga hadalnay arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html)

Midda naasaha ku saabsan, ragga muruqa naasaha ka hooseeyo wuu barari karaa waxayna u ekaan kartaa in naaska uu weyn yahay.
Waxaa kaloo dhici karto in naaska laftirkiisa uu barari karo, halkaan ka akhriso waxyaabaha keeno in naasaha raggu bararaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5855.0.html)

Haddii aad isku sii aragtid in bararka naasaha ay sii socdaan waa in aad la xiriirtaa dhakhtar si talo buuxda lagaaga siiyo.