Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaxshaxleey on April 21, 2015, 11:31:43 PM

Title: Su'aal: Xanuunka qanjirka troodhka?
Post by: Shaxshaxleey on April 21, 2015, 11:31:43 PM
Asc walaal wan idin salaamay salan kadib idinko ku mahadsan inaad noga soo jswabtan su aalaha caafimad xili walba waxan idin waydiin hoyaday oo 42 jir ah baa waxaa laga ahayaa dhuunta   wax liqida way dhibaysaa  codka  oo xabeeb yeeshay  soomaliya ayay jogta dhaqtar kana wuxuu u shegay inay qan jirka triode ka ka xanuun santahay dawo toban bari u dhaxaynaynso      ayuu u qoray oo or bad iyo kaniin iyo ah bil kadib markay u laabatay na xanuun kii inuu 100%80 :ku siyaadiyo u shegay oon dawlad ii waxba u r arin soo malyan a lagu dawayn marka wax fikir ah ama talaan oo sii cawin kadha ama   qatar ta uu leeyahay xanuunka as igu caawiya Africa da kale se wax ma loga qabtaa sida uganda ban joga hadan keno   dawo inloo qabo iyo  sida loo dawe yana igu caawiya waad mahadsan tihiiin
Title: Re: Su'aal: Xanuunka qanjirka troodhka?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 01:06:28 PM
Xanuunka thyroid-ka ku dhaca waa laba nuuc oo kala ah:
1- Howlgabka thryoid-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html)
2- Kacsanaanta thyroid-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1443.0.html)

Waxaa dhici karto in labadaas xaaladood ay la socoto in qanjirka buro ka soo baxday oo qofka u baahdo in dheecaan laga qaado buradaas ama computer laga saaro si loo ogaado in ay kansar tahay iyo in wax kale tahay.
daaweyntane waxay ku xiran tahay nooca xanuunka iyo heerka uu marayo, haddii soomaaliya waxba looga qaban karin, Uganda ama Kenya waa laga helaa baaritaannadaas.