Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdihakim02 on August 07, 2017, 06:57:40 AM

Title: Su'aal: Cudurka Waraabowga Iyo Kindler?
Post by: Abdihakim02 on August 07, 2017, 06:57:40 AM
suaal guud
cudurka waraabowga iyo isfiilitada iyo kindler syndrome
ma isku mid miyaa mise waa cuduro kala duwan oo ku dhaca
maqaarka
Title: Re: Su'aal: Cudurka Waraabowga Iyo Kindler?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2018, 12:02:22 PM
Waa xanuun dhif ah oo lagu dhasho, dhaxal ahaan ayuu ku yimaadaa, daawo looga raystane ma jirto, waxaa badanaa loo isticmaalaa kaalmaati maqaarka lagu subkiyo, waxaadne u tagaysaa dhakhaatiirta maqaarka.

Xanuunkaan isfiilito shaqo kuma lahan, dunidane wuu ku yar yahay, haddii baaritaan lagugu sameeyay oo lagaa helay cudurkaan sidaas ayaad ku xaqiijin kartaa kaliya.