Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on May 05, 2010, 10:02:50 AM

Title: Suáal: vegaha wax ma dhibaa?
Post by: Aadaar on May 05, 2010, 10:02:50 AM
Walaalayal wan ini salamay bahda webka oo dhan kadib waxaan ini waydiiyo su aal ah kaninka vegaha wax dhiba ma u keenayaa xubinta taranka raga  hadii la isticmaalo
mahadsanid
Title: Re: Suáal: vegaha wax ma dhibaa?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2010, 01:03:19 PM
Halkaan ka akhriso wixii ku saabsan kaniinigaas:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2001.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2001.0.html)