Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maymuuna100 on March 20, 2018, 09:37:18 PM

Title: Su'aal: Naasahayga wey sii weynaanayaan?
Post by: Maymuuna100 on March 20, 2018, 09:37:18 PM
Asc diktoore marka hore waa ku salaamay marka labaad waxaan qabaa su'aal su'aasheydu waxaa waaye waxaan isku arkay in naasaheyga ay sii weynaadeen walina ma guursan marka waxaan rabay maxaa sababo in naasaha weynaadaan maxaana xal ah oo aan ku yareen karaa ama sidoodi hore ka dhigi karo kana waran kareemyada ay ka midka yihiin GARLIC BREAST/INLIFE BREAST/PUERARIA MIRIFICA BREAST/ iyo kuwa la midka ah.
Waxan rajeynaa inaad xal i siiso waad mahadsan tahay diktoore.
Title: Re: Su'aal: Naasahayga wey sii weynaanayaan?
Post by: SomaliDoc on December 17, 2018, 09:28:34 PM
Horay ayaan si faahfaahsan uga jawaabnay su'aal tan la mid ah ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6602.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6602.0)