Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on September 12, 2016, 11:56:54 PM
-
Asc dr waxaan rabaa in la iga jaahil bixiyo dhaqaatiir halkaan ah wax walba oo aad qabto ama ka sheegato waxa lagaa qaadaa dhiig waxana lagu leeyahay dhiigaada kama helin wax infaction ah marka baaritaanka dhiiga malagu ogaadaa cudur kasta tusaale check up marka lagugu sameeyo oo dhiigag badan lagaa qaado oo kale ama infactionka dhiiga cudurka jira mala ogaadaa xitaa hafuu sanbabada ama lafaha jiro ka jirto
-
Baaritaanka dhiiga laguma ogaan karo cudur walba, waxay ku xiran tahay waxa lagaa baarayo.
Qaar baa kaadida laga baaraa ama saxarada, qaar baa u baahan in qalab lagu saaro oo aan lagu ogaan karin dheecaanada jirka.
Midda ku saabsan infekshanka dhiigga iyo sida loo baaro ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5579.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5579.0)