Somali Medical Forums

Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Drkheyre on August 14, 2013, 03:51:49 PM

Title: [War Deg Deg ] MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
Post by: Drkheyre on August 14, 2013, 03:51:49 PM

MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
oo ay kamid yihiin kuwa caasimadda Muqdisho, iyo hareeraheeda ee Afgooye iyoDayniile, iyo sidoo kale Balcad,
Diinsoor,Gaalkacyo,Jilib,Jowhar, Kismaayo, Marerey, iyo Burco.

http://www.msf.org/sites/msf.org/files/somalia_140813_statement_so.pdf (http://www.msf.org/sites/msf.org/files/somalia_140813_statement_so.pdf)
Title: Re: [War Deg Deg ] MSF OO SI KHASBAN U XIRTAY DHAMMAAN MASHRUUCYADA SOOMAALIYA
Post by: CilmiSabca on August 15, 2013, 11:08:55 PM
Waa wax laga xumaado in ummad dhan oo ay haysato dhibaatooyin nololeed iyo kuwo amni, in hay'addu ka baxdo.