Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barkhat on December 15, 2015, 07:45:12 PM

Title: Su'aal: Xanuunka gaaska sidee looga hortegi karaa
Post by: Barkhat on December 15, 2015, 07:45:12 PM
Marka hore asc wr wb dhamaan diktoorada webkan muhiimka ah ee somalidoctor.

Intaa ka dib diktoorada waxaan waydin lahaa xanuunka gaaska sidee looga hortegikaraa qofka aan qabin ilaahay baa wax ilaaliyee sidee buu uga taxadari karaa inuu gaastarik ku dhaco?.

Thnks my dear doctors!
Title: Re: Su'aal: Xanuunka gaaska sidee looga hortegi karaa
Post by: SomaliDoc on December 18, 2015, 08:36:18 PM
Sida gaaska looga hortagi karo iyo cunnada uroon intaba ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html)
Waxaa kaloo muhiim ah in aad akhrisatid waxa gaaska uu yahay iyo astaamaha lagugarto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)