Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barow on May 02, 2016, 08:25:54 PM
-
ASC Dre wad ku mahadsantahay in aad no hurto waqtigaga nan siisay cilmigaga waliba si bilaash ah.
waxan Alle kaga baryaya in u abaalkaga gudo.
inta ka dib
1.waxaan rabaa inan ogaado Geedka lo yaqaan Hadiga wax tarmaadkisa iyo howlaha u qabto
2. Geedka la yiraahdo Cadaadka o xabagtiisa la isticmaalo mahadsanid