Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ruuneey114 on May 02, 2018, 05:18:27 PM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa hyperthyroidism?
Post by: Ruuneey114 on May 02, 2018, 05:18:27 PM
Asc dr waan ku salaamay bacda salaan su aal baan qabaa allah kaa ajar siiye iga jaahil bixi hadii aad awoodo.

Dr waxaan ahay hooyo uur leh 28week. Dadeydu waa 23 uurkii 4aad waxaan lahaay Hyperthyroesis subclina.anoon waxba cilmi ulaheyn cudurkaan waxuu yahay iyo dhibaatada uu iigeysan karo aniga iyp uurjiifkaba. Bilowgii uurka aad buu ukacsana baaritaanka.Tsh 0.01. T4v  20.3 ayuu ahaa mudo 8sano leeyahay wax daawana wali leyma siin markasto dhiig unba leyga qaada markaan uuryeeshana bishi mar baa leybaara marka madama uu saas usareeyo basedow na waa jiraa ileeyihin in kasto aniga wax calamada haba yaraate eysan iga muuqan. Mida murugta igu heysaa waxey tahay waxa leydhahay ilmaha caloosha kujirana weykudhici kartaa oo baritaanka hada dhawa maraa hadii la arko iney ku dhacday waalaga foolima asoon waqti dhameyn marka hadey ilmaha yar ku dhacdo maxey dhibaato ugeysan kartaa hadii la dhaliyone maxaa lo qaban karaa. 
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa hyperthyroidism?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 03, 2018, 07:03:32 PM
Fadlan, halkaan ka akhriso Dhacsanaanta Qanjirad ama kacsanaanta Qanjirada ee ku dhaca Dumarka loo yiqaano (Hyperthyroidism)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5559.0.html)