Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayaan Apple on May 28, 2018, 01:46:23 PM

Title: Su'aal: Sanka ayaa labada dhinaca ka godan?
Post by: Ayaan Apple on May 28, 2018, 01:46:23 PM
maxaa keena carajawda sanko go'do?
Title: Re: Su'aal: Sanka ayaa labada dhinaca ka godan?
Post by: SomaliDoc on December 30, 2018, 12:02:55 AM
Walaal su'aashaada faahfaahin ayay u baahan tahay ma godniin aad ku dhalatay mise cillad ayaa jirto, maxaadse ula jeedaa carjawda oo go'do?!