Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 13, 2018, 05:46:26 PM

Title: Su'aal: Maheli karaa 9-aalka qoraal link-yadooda?
Post by: Ahmed_Carab on June 13, 2018, 05:46:26 PM
Waxaan mareegtaan ka aqristay qoraalo 5 ah oo ka hadlaaya dabciga qofka, qormooyinkana 9 ayay ahaayeen mana arag ilaa 5 mooyee, hadaba waxaan rabaa inaad igu caawisaan sidaan ku heli lahaa 9aal kaas qoraal linkiyadooda.


"9 shakhsiyadood oo bulshada ku dhex nool oo dabeecadahoodu isu baddali karaan cillado nafsi ah iyo sidaa ula dhaqmi lahayd"
Title: Re: Su'aal: Maheli karaa 9-aalka qoraal link-yadooda?
Post by: SomaliDoc on January 03, 2019, 11:51:34 PM
Waxaan filayaa inaad qoraalkaan ka hadlaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6876.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6876.0)