Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adamu on June 22, 2019, 06:28:09 PM
-
Asc Bahda Somali doc
Su'aashaydu waxa weeye Daawada TB da ma isticmaali karaa aniga oo aan xanuunkaas layga helin si aan ugu naaxo?
Waayo waxaan ahay Caato qaliir ah?