Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shire on January 21, 2016, 01:32:55 PM

Title: Su'aal: dawada runta ah ee la iskaga biin karo dhididka badan?
Post by: Shire on January 21, 2016, 01:32:55 PM
Asc doctor abdullahi mahadi ad  ayan kugu mahad celinayaa sida wanagsan oo ad wax nogu sobandhigto intaas kadib doctor waxan qaba sweating xaga gacnaha iyo lugaha cad ah wax badana wan isku dayay in an iskala tacaalo wase failgareyay marka waaxan kacosanaa in ad iisheegtid dawada runta ah ee la iskaga biin karo hadayba jirto cml txz