Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on October 05, 2015, 05:33:30 PM

Title: Su'aal: Siigada makaa dhigi kartaa qof caato ah?
Post by: Kamaal on October 05, 2015, 05:33:30 PM
 8) wan ina salamay dhamaan dhaqaatiirta dadkooda caawinaya digtoor sigaada maka dhigi kartaa qof caato ah oo dhuudhuban,sideesa la iskaga jari karaa caadadaas xun,suaasha labaad tigtoor waxa weeye hadii aan iska daayo siigada awoodaydii galmo ma iso laaban kartaaa
Title: Re: Su'aal: Siigada makaa dhigi kartaa qof caato ah?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2015, 11:29:26 AM
Fadlan qoraalkaan ka akhriso dhibaatada siigeysiga laga dhaxlo iyo sida la isaga goyn karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)