Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on January 11, 2015, 09:32:49 AM

Title: Su'aal: Waxay dhibaato iga soo gaartay Masturbation?
Post by: Abdikaadir on January 11, 2015, 09:32:49 AM
Asc walalayaal waad salaaman tahiin dhamaan dhakhaatiirta iyo shaqaalaha kalaba, waxaan jecelahay inaan idin weydiiyo waxaa jirtey inaan mar ay da'deedu ahayd 20 jir aan sameeyay masturbation alaa afar bilood intaa dabadeed waan ka toobad keenay markaa waxaa igasoo gaadhey dhibaato sida semen leakage xasuustii oo yaraatey iguna adkaatey inaan wax xifdiyo awood la'aan xaga jirka aha iminka da'deedu waa 32 jir waan guursadey waxaan dareemay kacsi la'aan markaa hadaad wax igala qaban kareysaan ama aad dhakhtar ii gudbin kareysaan waan jeclaan lahaa wl waad mahadsan tahiin sida wacan ee aad bulshada ula tacaalaysaan thanks all af you!
Title: Re: Su'aal: Waxay dhibaato iga soo gaartay Masturbation?
Post by: SomaliDoc on January 12, 2015, 11:33:06 AM
Fadlan halkaan ka akhriso su'aalo hore oo la xiriira siigaysashada iyo dhibaatada ay keento iyo sida loola tacaali karo oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5489.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5489.0.html)

Haddii aad weli su'aalo aad qabtid ama faahfaahin aad u baahantahay markaa akhrisatid ka dib waad na soo weydiin kartaa.