Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on April 22, 2012, 09:06:01 PM

Title: Su'aal: waan gororaa?
Post by: Nuur12 on April 22, 2012, 09:06:01 PM
waan idin salaamay intaa ka dib waan gororaa ama hungaa maxaa sababa subax subax baa bacaraarka ama sanqada waxaa iga soo dhaca xinjir dhiig ah hadii hare looga jawaabay ii soo dhoweeya
Title: Re: Su'aal: waan gororaa?
Post by: SomaliDoc on May 19, 2012, 04:40:59 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan San-gororka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1055.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1055.0.html)