Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Firdawza Cabdi on March 17, 2015, 09:27:43 AM

Title: Su'aal: Laabjeex, Caloosha ayaa i hurta?
Post by: Firdawza Cabdi on March 17, 2015, 09:27:43 AM
waan idiinsalaamay dhamaan dhaqaatirta sharafta leh asc
waxaan qabaa suaal kusaabsan laabjeex. markaan cuno cunooyinka qaarkood sida sabaayada, iyo waxyaabaha basbaaska leh waxaan dareemaa laabjeex caloosha ayaa ihurta biyo badan waan cabaa lkn igama jabiyo muda saacada ah ayaana saas ahaadaa. horay umaan lahaanjirin laabjeex lkn muda dhowr bilooda ayaan arintaan isku arkay. maxaa keenaya arintaas?
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Laabjeex, Caloosha ayaa i hurta?
Post by: SomaliDoc on March 21, 2015, 03:19:10 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qroaal ku saabsan calaamadaha aad ka cabanayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
Title: Re: Su'aal: Laabjeex, Caloosha ayaa i hurta?
Post by: Firdawza Cabdi on March 22, 2015, 10:14:20 AM
aad ayaad umahdsntihiin dactors. cilmigiina allaha idinbarakeeyo. waxbadan ayaad noofaa iidaysaan.