Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: YoungAbdirahman on April 16, 2019, 12:04:29 PM

Title: Su'aal: Kuus kuus xiniinyaha dhexdooda?
Post by: YoungAbdirahman on April 16, 2019, 12:04:29 PM
Asc dr. Salaan kadib

Dr. Waxaan isku arkay wax kuusan oo xiniinyaha dhexdooda aan ka dareemaayo markaan taabto.
Wax xanuun ah haba yaraadee iguma hayo.

Wax dhibaato ah ma iikeeni karaa?
Maxaase keena?
Mahadsanid.