Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cadnaanab on February 25, 2017, 11:17:25 PM

Title: Su'aal: Ukun iyo caano la isku karkariyay?
Post by: Cadnaanab on February 25, 2017, 11:17:25 PM
Waxan rabaa in la ii shego ukun iyo caano hadan isku karkariyo oo aan cabo dhibatada iga iman karto ama faidada anka helo arintas
Title: Re: Su'aal: Ukun iyo caano la isku karkariyay?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2017, 01:07:51 PM
Haddii aadan xasaasiyad ku qabin, wax dhib ah ma keenayso in ukun iyo caano aad isku darsatid.
Labaduba waxaa ka buuxo maadada borotiinka, waxaana badana la isugu daraa caruurta nafaqo-darrida hayso.