Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Warsame11 on February 15, 2023, 09:58:11 PM
-
Waxa jirta in xaaska labada kilkil ay kasoo baxday wax buuran oo la moodo fiix hadaba markii ay dhaqtar tagtay ee baadhitaan loo sameeyay waxa la yidhi waxani maaha fiix iyo xanuun kale toona ee waa naas ilaahay meesha ka soo saaray wax xanuun ahna kuma hayo wuxuna u muuqdaa in uu sii waynaanayo
MAXAA SABA DR
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)