Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guryasamo on December 25, 2012, 11:01:25 AM

Title: Su'aal: Sidee loo daaweyn kara riyada badan ee habeen walba ah?
Post by: Guryasamo on December 25, 2012, 11:01:25 AM
scw waxan doonaya ina iga cawisaan mudo imika lix bilood ku dhawba waxan isku arkey riyo habeen walba ah oo marka seexdo imanaysa waana riyo caadi ah oo waxii an manta qabtey  iyo waxyabo horeba ah aya igu soo noq noqonaysa hurdo xumo ayanay igu haysa oo waxan dareemaya inan si fiican u seexan oonan nasan  waxanay igu keentay daal maskaxda ahba hada bal waxi talo aha ama dawo ah ama doctor an kala xidhiidho ah isoo siiya wscwrb
Title: Re: Su'aal: Sidee loo daaweyn kara riyada badan ee habeen walba ah?
Post by: Ahmed_07 on December 30, 2012, 04:44:08 PM
Wa3laykuma salaam ...walal talo aan ku siyo, Habeenkiii inta aadan seexan waxaad sameysa:
1.Weseyso,Saladana Tuko
2.Quraan Aqriso inta aadan seexan/Ama dhageso
3.Waxa Jira Ducooyin La aqristo inta usan qofka sexanin oo nabigena csw laga so wariyay..ducoyinkaas aqriso waxa aad ka heli karta kutubta diniga ah sida 7usni muslim iyo kuwo kale.
Intaas wixi dheer oo ay dhakhatirrta iyo walalaha kale ee memberska ah kugu darayan iyaga ayan ka sugeyna insha'allah
Title: Re: Su'aal: Sidee loo daaweyn kara riyada badan ee habeen walba ah?
Post by: SomaliDoc on January 02, 2013, 10:41:20 PM
Talooyinka sare ku soco, kadibne nala socodsii wixii aad la kulantid.