Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suhra123 on July 10, 2012, 08:53:08 AM

Title: Su'aal: waxaan caadadayda waayay 6 bilood?
Post by: Suhra123 on July 10, 2012, 08:53:08 AM
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

walaal waxaan cadadaydii waayey 6month waxaana qabaa thyroid low ka ah dhaqtarkana waa ibaareen waxna maqabtid ayeey lee yihiin hada ka hor waxaan isku xiray ayudhii  5 years maisaga iga qaaday dhiiga ma garanayo marka taas ayaanrabaa in aanogaado


mahadsanidin


asc
Title: Re: Su'aal: waxaan caadadayda waayay 6 bilood?
Post by: SomaliDoc on November 10, 2012, 03:40:21 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan wareerka caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html)

Midda kale qalabka IUD ee ka hortagga uurka wuu keenaa khalala ku dhaca hormoonada kontoroola caadada taasne waa arrin dhacda khaas ahaan xilliga uu ku xiran yahay haweenka iyo markii laga furaba.

Sidaa darteed la xiriir takhtarkaaga.