Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Savage8 on November 02, 2018, 03:56:09 AM

Title: Su'aal: Cuntooyinka soo celiyo dhareerka jilbaha?
Post by: Savage8 on November 02, 2018, 03:56:09 AM
Asc wll
Wll waxaan rabay inaan kuwaydiiyo hadii ay jiraan cuntooyin u fiican ama soo celiya hadii qofka ay ka yaradaan dhareerka jilbaha ku jira ee loo yaqaano synovial fluid


Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Cuntooyinka soo celiyo dhareerka jilbaha?
Post by: SomaliDoc on March 20, 2019, 10:55:36 PM
Cuntooyinka kalagoysyada u roon, dhareerkane kobciyo horay ayaan video uga hadalnay ee halkaan ka daawo:
https://www.youtube.com/watch?v=TwJFiqdHG5I (https://www.youtube.com/watch?v=TwJFiqdHG5I)