Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dirir08 on July 14, 2019, 02:40:04 PM

Title: Su'aal: Waxaan daganahay idaacad dhexdeeda?
Post by: Dirir08 on July 14, 2019, 02:40:04 PM
ASC Dr Waa Ku mahadsantihiin Sida FaSeexada Leh ee Aad Noogu Soo Gudbisaan Faa'iidooyin Caafimaad iyo La talin Guud,

intaa Ka Dib waxaan Doonayaa Inaan Wax ka Ogaado Arrin Ku Saabsan , Radiation Ka, Waxaan Daganyahay oo mar mar aan Seexdaa Qol ay Ku Rakiban tahay Idaacad, Ama Radio  F.M
Marka Qalabka F.M ta Wax Radiation ah Ma iga Soo Gaari karaa, , ama Dadka badanaa Dhexdeeda Ku jira Wax Dhibaato Caafimad ah Ma kala Kulmi karaan, Mahadsanid.