Somali Medical Forums
Medical Student Forums => I want to Study Medicine => Topic started by: Saleeban Axmed on May 03, 2015, 04:30:33 PM
-
wll waxan arday dhalin yaro ah waxaan doonayaaa in aan barto medicineka oo aan noqdo dhaqtar sida idinka oo kale ah markaa tallo iyo tusaale mxd i siiin kartaaaan wll
-
Saleeban, ka faaidayso talooyinka ku qoran qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5487.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5487.0.html)