Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 08, 2016, 05:38:30 PM
-
Kacsiga badan maxuu sababi karaa ditoore
-
Kacsiga badan qofba si ayuu u yaqaanaa, laakiin markuu xanuun noqdo ama qofka kontaroolka ka lumo dhibaato badan ayuu keenaa, ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0)