Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanna Hute on March 20, 2016, 10:54:10 PM

Title: Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?
Post by: Hanna Hute on March 20, 2016, 10:54:10 PM
Asc bahda somalidoc aad ayaan idinkaga mahacelinayaa sida aad waqtigiina qaaliga ah noogu hurteen

Waxaan rabaa in aad iga jaaahil bixisaan daawadan jilcisada la dhaho waxeey dhibaayo u leedahay tinta maxeesa faido u ledahay.

Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 04:30:29 PM
Jawaabta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html)