Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dawiil on July 25, 2016, 07:35:04 PM

Title: Su'aal: Maxaa keeno carabka oo aad moodo?
Post by: Dawiil on July 25, 2016, 07:35:04 PM
Asc Dr maxaakeeno carabka oo aad moodo in goosay ku juro khaasatan ilmaha  ma,ahan dildilaac goomankaa ah ee waa caranka dhaxdiisa oo u ekaada meel canbaar ama goosay galay maxaasa xal u ah ?

waa mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno carabka oo aad moodo?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:18:16 PM
Waxaa laga yaabaa in aad ka hadlaysid Cabeebka ama Umulowga, waana arrin ku badan caruurta ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1092.0)
Laakiin waxaa muhiim ah in aad dhakhtar tusto waxa aad ka hadlaysid si loo fahmo.