Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on July 04, 2015, 01:52:15 PM
-
asc waa maxay wll faadiada ku jirta in la cabo biyo arooriii oon waxba la cunin
-
Wcs walal biyaha oo aroortii la cabo faaidooyiin badan ayaa ku jira oo aan la soo koobi karin waxayna ka hortagaan cuduro aan daawo lahyn marka waxaan kuula talin lahaa inaad cabto aroor walba 1liitar oo biyo nadiif eh waxba ha cunin hana cabin mudo 45daqiiqo mudadaas kadib sida caadiga ahayd u cun una cab.