Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awabdi on April 13, 2016, 01:58:47 PM

Title: Su'aal: Mar mar waxaa igu dhacaysa in aan neefsan wayo?
Post by: Awabdi on April 13, 2016, 01:58:47 PM
mar mar waxaa igu dhacaysa in aan neefsan wayo waa neef mar mar laabta igaga dhagaysaa dacadana igama so baxayso markaas
Title: Re: Su'aal: Mar mar waxaa igu dhacaysa in aan neefsan wayo?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:15:26 PM
Gaas inuu ku hayo ayaa dhici karto ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)