Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaafiyo on February 19, 2017, 07:08:12 AM

Title: Su'aal: Waxtarka geedkaan?
Post by: Kaafiyo on February 19, 2017, 07:08:12 AM
Asc dhaqatiirta iyo dhaman asxabta somalidoc kuxiranba dhaqtar adoo mahadsan waxaan rabaa inaan waxka ogaado waxtarka geedka lagu magacaabo linseed waa mahadsantihiin mar labaad asc
Title: Re: Su'aal: Waxtarka geedkaan?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2017, 10:53:24 AM
Horya baan qoraal uga diyaarinay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6980.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6980.0)