Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mo Digdig on June 05, 2016, 08:58:41 PM
-
Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo, cudur miyey keentaa
-
Maya cudur ma keento laakiin dadka qaar ayaa xasaasiyad ku qabo oo faruuryaha dildillaacaan ama gaduutaan.