Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Katra on January 03, 2016, 12:11:59 AM

Title: Su'aal: Gacmaha iyo lugaha meshooda cad aya i dildilacasa?
Post by: Katra on January 03, 2016, 12:11:59 AM
 Dhakhtar waxa i haya mudo ilaïa 6 sano ah gacmaha iyi lugaha meshoda cad aya i dildilacasa wax dhacan an maleh wa qolof so go asa dhakhar dhowr jer wan u tage waxyna iso qoran (salibet) lakin wax ma isga garto o meshodi bay kasi wadan jexjexi. Fadal ila taliya wll mahadsanadin
Title: Re: Su'aal: Gacmaha iyo lugaha meshooda cad aya i dildilacasa?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 04:23:57 PM
Waxaa dhici karto in aad qabtid xasaasiyada gacmaha, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1091.0.html)
Fadlan la xiriir dhakhtar cudurada maqaarka si loo arko dildillaaca ka muuqdo gacmaha.