Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on March 15, 2016, 05:22:52 PM

Title: Caafimaadka Qumbaha (Coconut)
Post by: SomaliDoc on March 15, 2016, 05:22:52 PM
(http://somalidoc.com/Topics/qumbaha.png)

Waxaan maanta ka hadlaynaa geed aad u cajiib badan, waana geedka Qumbaha.
Qumbaha waxaa la sheegaa waxyaabo badan oo caafimaad ah in laga helo, laakiin waxaan qoraalkaan ku soo qaadan doonnaa 7 faa'ido oo cilmibaaris lagu xaqiijiyay, waana kuwaan:

Ilaahay naxariistiisa waxaa ka mid ah inuu daawada noo galiyay cunnadeena, laakiin haddii aan khilaafno arrintaas oo aan ku tiirsannaano cunanda ay warshaduhu sameeyaan, taasi waxaa ka dhasha cudurro badan oo halis ah oo uu caalamka maanta xal u la' yahay, noqo qof ku dadaalo cuunada dbiiciga ah, ka fogow waxyaabah gasacadaysan, noqo qofka firfircoon oo jimicsi sameeyo, iskana ilaali in aad balwad maandooriye yeelatid sida jaadka, sigaarka iyo waxyaabaha kaleba.

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)