Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mweli on November 18, 2008, 05:04:11 PM
-
Asc.
Dhamaan waad salaamantihiin waadna ku mahadsantihiin caawimaada aad na caawisaan.
waxaa madaxa iiga soo baxay nabaro yaryar oo xanuun badan tinta marka aan taabto waa i daqnataa, indhaha oo i daala ayakana, qaylada ama codka dheer waa i dhibayaa. maxaan sameeyaa walaalayaal?.
Mahadsanidiin.
-
Badanaa cudurrada maqaarka waxaa lagu gartaa aragtida laguna daaweyn karaa, waxaan kula talinayaa inaad aaddo dhakhtar maqaar.