Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ismaciil yuusuf on May 16, 2019, 10:29:00 AM

Title: Su'aal: Ku daaweynta Liin bambelmada?
Post by: Ismaciil yuusuf on May 16, 2019, 10:29:00 AM
Asc Dr waxaad iisheegtaa faaiidooyinka laga helo liin bambelmada iyo waxyaabaha lagu daaweeyo.... Mahadsanid