Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on March 17, 2016, 09:46:42 PM
-
wadsalaamantihiin dhamman bahda somalidoc.com,DR waxan raba inan suaal kuwaydiiyo oo ah muxuu yahay xanuunkan somalidu utaqaano GADOODIYE ee qofka siduuyahay kuqalajiye fadlan ifaahfaahi si aan wax uga ogaado.
-
Fadlan faahfaahin iga sii xanuunka aad tilmaantay, maxaa ka wadaa dadka sidooda ayuu ku qallajiyaa?