Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AbuJaasum on May 27, 2012, 03:58:26 PM

Title: Sual:Quurada dheer maxa keeno?
Post by: AbuJaasum on May 27, 2012, 03:58:26 PM
Asc dhamaan,sln kadib. Waxaan arkay dad farabadan marka ay seexdaan quuro cod dheer wadato ayee  leeyihin.marka  Waxa sual mudan quurada mafaracbaa,? Maxaa keeni karo? Iyo  Xal maleedahay  dhaqtar iga rali noqo explanation saas u badan kuma'aanan siinin lkn waxan filaa in aad fahantay.thnks.   
Title: Re: Sual:Quurada dheer maxa keeno?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2012, 09:07:03 PM
Halkaan ka baro waxa keeno khuurada iyo waxa ay tahayba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html)